Dowlada Federaalka oo­ dhiirigelineysa Band­higa TEDxMogadishu 20­17

Dowlada Federaalka oo­ dhiirigelineysa Band­higa TEDxMogadishu 20­17

Wasiirka Warfaa­finta ee Dowlada Fede­raalka Soomaaliya Mud­ane Cabdiraxmaan Cuma­r Cismaan (Eng. Yaris­ow) oo kulan la qaata­y mas’uuliyiinta Hay’­ada TEDxMogadishu aya­a soo dhoweeyey isla ­markaasna dhiirigeliy­ey Bandhiga TEDxMogad­ishu oo maalinta Kham­iista 20ka April 2017­ laguna qaban doono M­uqdisho, Soomaaliya. Wasiir Eng. Yarisow a­yaa yiri “TEDxMogadis­hu waxey ku ammaanany­ihiin doorkooda ay bu­lshada ku gaarsiinaya­an horumarka dalka ka­ […]

Eng. Yarisow “Turkiga waa wallaal si kal iyo laab ah u taageera Somalia”

Eng. Yarisow “Turkiga waa wallaal si kal iyo laab ah u taageera Somalia”

Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Somalia H.E. Olgan Baker oo ay ka wada hadleen horumrinta warbaahinta dalka iyo sidii Wasaarada looga saacidi lahaa fulinta qorshaheeda sida hirgelinta Wacyigelinta Bulshada. Wasiir Eng. Yarisow ayaa marka hore uga mahadceliyey Safiirka doorka ay Turkiga ka cayaarto Soomaaliya […]

WARBIXIN XIISO BADAN: Madaxweyne Trump iyo sirdoonka Raashiya ee FSB iyo Hotelkiii Carlton habeenimo 2013 (Muqaal Film anshax xumo)

WARBIXIN XIISO BADAN: Madaxweyne Trump iyo sirdoonka Raashiya ee FSB iyo Hotelkiii Carlton habeenimo 2013 (Muqaal Film anshax xumo)

Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa muddooyinkii danbe waxa uu wehel u ahaa xaalad cabsi murug iyo fikir haba ugu badnadee xogta ay ka hayaan sirdoonka wadanka Ruushka . Madaxweyne Trump waa nin maal qabeen xifaaltan badan oo waliba u dheer tahay ka dhabeynta go,aamada deg dega ah . Inuu noqdaa Madaxweyne mareykan waxa ay ku timid […]

Afganbigii dhicisoobay: – Madaxweyneha shacabkiisa jecel Erdogan “Hadey heystaan Taangiyo anagana Ilaah ayaan heysanaa , Geeri ayaan diyaar u ahay “…..

Afganbigii dhicisoobay: – Madaxweyneha shacabkiisa jecel Erdogan “Hadey heystaan Taangiyo anagana Ilaah ayaan heysanaa , Geeri ayaan diyaar u ahay “…..

Xog sirdoon ” Afganbigii Turkiga” iyo wardoonka Ruushka. Afgambigi Turkiga aya qorshesna inuu dhaco bishi Agoosto . Qofna ma uu la socon in afgambi uu dhacayo habeenkaasi marka laga reebo in taangiyo lagu arkay buundada Bosphorus oo ah goob istiraatiiji ah , waxaana mar qura ay shacabka ka war heleen dabaabado. Hawlaha afgambiga waxa ay […]

Xasan Abdulkadir “Beesha abgaal, siyaasiyiin iyo duubab waa inay iska indha tirin musiibada tuulada Kogaar”

Xasan Abdulkadir “Beesha abgaal, siyaasiyiin iyo duubab waa inay iska indha tirin musiibada tuulada Kogaar”

Waxaa wax laga xumaada ah dhibaatadii ka dhacday tuuleeyinka ay ka midka tahay Koogaar ee ku dagaallamay dadka walaalaha ah ee kasoo jeeda tuulooyinkaas in aan wali xal laga gaaarin taasoo ah musiibo aan wali cidi ka hadlin. Aad baan uga xumahay in deegaanadii dhibku ka dhacay illaa hadda ay ku kala dhax jiraan Gudoomiyaha […]

Deg Deg Madaxweynaha Somalia oo Ra’iisul Wasaare u magacaabay nin siyaasada ku cusub…

Deg Deg Madaxweynaha Somalia oo Ra’iisul Wasaare u magacaabay nin siyaasada ku cusub…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xasan Cali Kheyre u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya. Qoraal Madaxweynuhu goor dhow ku soo qoray bartiisa Twitter-ka ayuu Madaxweynuhu ku shaaciyay in xilka Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo heysta dhalashada Norway. Magacaabistan ayaa aheyd mid lama filaan ah, waxaana ay ku soo aaday […]

Doorashada Madaxweyne Farmaajo ka dib maxaa soo kordhay Xuseen Shaaciye ayaa inoo haya qeyr iyo qasaaro….

Doorashada Madaxweyne Farmaajo ka dib maxaa soo kordhay Xuseen Shaaciye ayaa inoo haya qeyr iyo qasaaro….

Xuseen Cabdulle Calasow waa abwaan, Wariye iyo waliba milkiilaha shabakada Shaaciye.com, Abwaan Xuseen waxaa si fiican loogu yaqaan dhiirigalinta iyo dhaliilaha uuusoo jeediyo madaxda, shacabka iyo beelaha Soomaaliyeed. Muxuu haatan inoo hayaa bal ila aqrista warbixintaan aan kasoo min guuriyey boggiisa Facebook, hana dhayalsan warkiisa oo si wanaagsan u dhuux oo ila arka: – Muxuu […]

DAAWO SAWIRADA: Madaxweynaha oo la Kulmay Hay’adaha Gargaarka iyo Beesha Caalamka, isla markaasna Dhambaal ka helay Amiirka Qatar

DAAWO SAWIRADA: Madaxweynaha oo la Kulmay Hay’adaha Gargaarka iyo Beesha Caalamka, isla markaasna Dhambaal ka helay Amiirka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sida ay beesha caalamka uga qeyb qaadan karto gurmadka abaaraha. Wafdigan oo uu hoggaaminayay K/Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu duwaha arrimaha gargaarka ee […]

Madaxweynaha oo Ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Siciid Xasan Geedi

Madaxweynaha oo Ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Siciid Xasan Geedi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Janaraal Siciid Xasan Geeddi oo ahaa xubin ka tiran Barlamaanka cusub, maalmahan dambena ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho. “Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, Golaha Shacabka, iyo gaar ahaan qoyska iyo ehelada uu ka tagay marxuum Siciid Xasan Geeddi […]

Baarliiin Cadaawe: Waxaan idinla Qeybsanaayaa Mucjisadii habeenkii Faramaajo la doortey aan Xamar ku arkey ina Qiiro Galiyey

Baarliiin Cadaawe: Waxaan idinla Qeybsanaayaa Mucjisadii habeenkii Faramaajo la doortey aan Xamar ku arkey ina Qiiro Galiyey

Inta aan u galin qormadaan cajiibka ayaan warbixin yar idiinka siinayaa qoraalkaan waxaa soo diyaarisay gabadha muwaaddinnada ah ee ku nool magaalada Muqdisho kana tagtay qurbaha iyadoo waxwaliba ku haysato kana door biday ineey dib ugu laabato dalkeeda hooyo. Waxaa lagu magacaabaa Baarliin Cadaawe waa ciyaaryahan si weyn looga yaqaan dalka Somalia balse haatan waa […]

1 2 3 10