Real Madrid oo si la yaableh ugu dhaqaaqeysa saxiixa Lionel Messi

Real Madrid oo si la yaableh ugu dhaqaaqeysa saxiixa Lionel Messi

Kooxda Real Madrid ayaa damacsan qorshe ay Kooxda Barcelona uga soo qaadanayso xiddiga ugu mihiimsan ee reer Argentine Lionel messi sida ay sheegayaan wararku. Kooxda Barcelona ayaa bilhii ugu dambeeyay daba taagnayd xiddiga u ciyaara kooxda Real Madrid ee isco iyada oo doonaysa in ay la wareegto xagaagan xilli uu xiddigu ka meer meerayo in […]

Chelsea oo heshiis la gaartay Moussa Sissoko

Chelsea oo heshiis la gaartay Moussa Sissoko

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis la gaartay kooxda Tottenham iyada oo ka doonaysa xiddiga ku fashilmay kooxdaas ee Moussa Sissoko sida ay sheegayaan wararku. Moussa Sissoko ayaa Tottenham ku biiray xagaagii hore isaga oo lacag 30 Milyan ah uga soo biiray kooxda Newcastle oo ku dhaadhacday horyaalka heerka 2-aad ee England. […]

Iska baro macalimiinta ugu mushaarka sareeya Kubadda Cagta

Iska baro macalimiinta ugu mushaarka sareeya Kubadda Cagta

Hadii uu C.Ronaldo Yahay ciyaaryahanka Ugu mushaaraadka badan dhamaan laacibiinta ka xamaasha kubada cagta si lamid ah maamulihisii hire oo eey isku wadanka yihiin Jose Mourinho ayaa isna ka soo muuqday liiskaan hadaba waxaan idinla wadaagi doonnaa liiska 5-ta tababare ee ugu mu shaaradka badan inta maamusha kubada cagta waxaana hogaaminaaya liiskaan Ninka Haalada qalafsan […]

Pique oo markale weeraray Madrid iyo Maamulkeeda sare

Pique oo markale weeraray Madrid iyo Maamulkeeda sare

Gerard Piqué ayaa la hadlay saxaafadda kadib kulankii saaxiibtinimo oo ay guusha ka heleen France kulan ka dhacay Paris markaas oo ay 2-0 ku awood sheegteen. Daafaca mayalka adag ee reer Catalonia ayaa si aan caadi aheyn u weeraray maamulka Real Madrid kuwaas oo uu ku tilmaamay iney yahiin kuwa awoododoa u adeegsada awoodooda iney […]

Ansixinta baarlamaanka ee xukumadda Soomaaliya oo la soo dhaweeyay

Ansixinta baarlamaanka ee xukumadda Soomaaliya oo la soo dhaweeyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow si aqlabiyad leh u ansixiyay Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’isalwasaaraha Soomaaliya kaddib markii cod loo qaaday. 224 Xildhibaan ayaa ogolaatay in la ansixiyo Xukuumadda, halka 15 Xildhibaan ay diiday, waxaa ka aamusay 2 Xildhibaan, sidaas darteed guddoonka Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inay tahay Xukuumadda ansax ah. Guddoomiye […]

Chelsea oo isaga hartay tartanka Verratti

Chelsea oo isaga hartay tartanka Verratti

Kooxda Chelsea ayaa lausoo warramayaa in aysan kusio jiri doonin baacsiga ay ugu jirtay khadka dhexe ee kooxda Paris Seint Germain Marco Verratti isla markaana ay ka laaban doonto soo qaadashadiisa . Sida ay kusoo warramayso Goal , kooxdaan ayaa u aragta in soo qaadashada Verratti ay ka dhignaan doonto in la iibiyo Cesc Febregas […]

Sawiro:Sanchez oo xalay Guul ku hogaamiyay Xulkiisa Chile

Sawiro:Sanchez oo xalay Guul ku hogaamiyay Xulkiisa Chile

Chile ayaa ku ciil baxday qaranka Venezuela oo marti ugu aheyd wareeggii 14-aad ee is reeb reebka Latin America ee loogu soo baxayo koobka aduunka ee sanadka 2018-ka lagu qabanayo Russia Chile ayaa kulankaan gashay iyadoo dareensan muhiimadda ay u leedahay guul ay ka gaaraan kullankaan maadaama kulankii todobaadkii hore ay guul darro culus kala […]

Video: Hadii Lloris uu qaadan lahaa Tallada Groud wuu qaban lahaa Rigooradii Silva

Video: Hadii Lloris uu qaadan lahaa Tallada Groud wuu qaban lahaa Rigooradii Silva

Weeraryahanka kooxda Arsenal iyo xulka qaranka France ayaa Olivier Giroud ayaa xalay isku dayay in uu goolhayaha xulkiisa Hugo Lloris ka caawiyo in uu rikooraha ka qabto xiddiga reer Spain ee David Silva. Olivier Giroud ayaa kulanka badal ku soo galay daqiiqadii 65-aad isaga oo lagu badalay weeraryahankan Kylian Mbappe Laakiin weeraryahankan ayaan wax saamayn […]

Conte oo bartilmaameed xoogan ka dhiganaya Sanchez

Conte oo bartilmaameed xoogan ka dhiganaya Sanchez

Wargeyska kasoo baxa Ingiriiska ee The Guardian ayaa daaha ka qaaday in tababare Conte uu la qaatay maamulka kooxda Chelsea shir albaabadu u xiranyahay kaas oo looga hadlay qorshaha suuqa kala iibsiga iyo qaabkii uu ku saxiixi lahaa heshiis cusub. Alexis Sanchez ayaana ku jira safka hore ee liiska ciyaartoyda uu doonayo tababaraha reer talyaani […]

Ramos: Isco meelna ugama socdo Real Madrid

Ramos: Isco meelna ugama socdo Real Madrid

Sergio Ramos ayaa ka hadlay wararka Isco la xiriirinaya kooxda ay cadawga isku yihiin ee Barcelona. Kabtanka Real Madrid Ramos ayaa sheegay in Isco uusan meelna uga socon kooxdiisa Real Madrid maadama uu joogo meeshii ku haboonayd isaga. Kabtan Ramos ayaana intaa ku daray in wararka la xiriirinaya Barcelona ay yihiin kuwo been abuur ah […]

1 2 3 49