DAAWO MUUQAALKA: Arooska Sooraan oo jiifka ka kicindaana Odayaal badan + Sawiro

DAAWO MUUQAALKA: Arooska Sooraan oo jiifka ka kicindaana Odayaal badan + Sawiro

Majaajiliistaha caanka ah ee Sooraan Ismaaciil Sugale ayaa ku aqal galay magaalada Burco, isaga iyo xaaskiisa ayaa waxay dhigteen arooskii ugu cajiibsanaa ee bilowga sanadkaan cusub dhaca. Muuqaal laga soo duubay xafladda arooska oo dadweyne fara badan ay kasoo qeybgaleen ayaa meel fagaare ah uu Sooraan marwadiisa si ugu faraanti geliyay. Lamaanahaan is calmaday ayaa […]

RW Ku-xigeenka oo Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Siyaasadda Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Beeraha

RW Ku-xigeenka oo Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Siyaasadda Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Beeraha

Ku simaha Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna R/wasaare ku xiggeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha  Qaran ee Siyaasadda Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Beeraha oo socon doono Muddo Seddex Maalin ah, kaasi oo looga arrinsanayo siddii loo dajin lahaa siyaasadan oo muhiim u ah Wax soo […]

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay halka noqon doonta Xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay halka noqon doonta Xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxda Galmudug ayaa ku guuleystay in ay soo Afjaraan Xiisadii Siyaasadeed ee maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd Magaalada Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Cadaado ay noqoto xarunta baarlamaanka Galmudug uu ku shaqeyn doona. Waxaana uu  sidoo kale sheegay in reer Cadaado ay kaalin muuqda ka […]

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale kusoo laabtay magaalada Cadaado

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale kusoo laabtay magaalada Cadaado

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi balaaran uu hogaaminayay ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxweyne Farmaajo, waxaa safarkiisa ku wehlinaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo mudooyinka ku wehlinayay safaradii uu ku kala bixiyay Dhuusa-Mareeb, Guriceel, Balanbal iyo Cabduwaaq. […]

DAAWO SAWIRADA: R/wasaare Xasan Kheyre oo gaaray dalka Switzerland

DAAWO SAWIRADA: R/wasaare Xasan Kheyre oo gaaray dalka Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Switzerland , halkaasi oo uu ka qab galaayo shirka dhaqaallaha adduunka. Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dalkaasi iyo sidoo kale Soomaalida ku nool dalkaasi. “Aniga iyo wefti ballaaran oo aan hoggaaminayo ayaa gaarnay dalka Switzerland si aan uga […]

DAAWO SAWIRADA: Xaalada Carruurtii dhawaan laga soo furtay Alshabaabka

DAAWO SAWIRADA: Xaalada Carruurtii dhawaan laga soo furtay Alshabaabka

Kadib hawlgalkii 19-kii Bishan ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanka Jiliyaale oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe, ayaa waxaa lagu soo furtay hawlgalkaasi caruur dowladda ay sheegtay in Shabaab ay tababarayeen. Caruurtaasi qaarkood ayaa hadda waxaa lagu haayaa Xerada Ciidamada Amisom ee Xalane, waxaana lagu soo waramayaa daryeel la’aan dhanka caafimaadka ah inay haysato caruurtaasi. […]

Ciidamada Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigay Rag Alshabaab ah

Ciidamada Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigay Rag Alshabaab ah

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Qansax-dheere iyo Bardaale. Maamulka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Askar iyo Xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuuradiin Abuukar ayaa sheegay in howlgal saacado badan qaatay ay ku guuleysteen in ay gacanta ku […]

International Development Secretary in Somalia: “The UK averted famine last year, but the job is not yet done” – Gov.uk

International Development Secretary in Somalia: “The UK averted famine last year, but the job is not yet done” – Gov.uk

Penny Mordaunt and the UK Ambassador to Somalia David Concar listen to the UN Secretary General’s Deputy Special Representative for Somalia and UN Resident and Humanitarian Coordinator, Peter de Clercq during a meeting with UN humanitarian aid workers in Mogadishu. Picture: UN Photo / Omar Abdisalan The International Development Secretary has travelled to Somalia, where […]

1 2 3 626