Dowlada Somalia oo shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee Qaraxii Zoobe

Dowlada Somalia oo shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee Qaraxii Zoobe

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay macluumaad ku saabsan Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe. Goobta waxaa tagay Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Gobolka. Wasiirka Amniga oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gacanta lagu hayo dad lala xiriirinayo Qaraxa, sidoo kalena uu socdo […]

Qarax culus oo goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho

Qarax culus oo goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho

Qarax lagu soo xiray gaari ayaa waxa uu goordhow ka dhacay meel aan sidaa uga sii fogeyn Isgooyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Gaariga lagu soo xiray Qaraxa ayaa la sheegay inuu lahaa mid kamida shaqaalaha dowlada, waxa uuna gaariga Qarxay xili uu yiilay meel aan ka fogeyn Hoteel Karameel oo ku yaala eeryada Isbitaal Digfeer, […]

DAAWO SAWIRADA” Dowlada Itoobiya oo Muqdisho kasoo dajisay Dawo gargaar ah

DAAWO SAWIRADA” Dowlada Itoobiya oo Muqdisho kasoo dajisay Dawo gargaar ah

Labo Diyaaradood oo siday sideed tan oo dawo ah iyo dhakhaatiir kana timid dowladda Ethiopia ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, taas oo qeyb ka ah gurmadka dalalka iyo hey’addaha saaxiibka la ah Soomaaliya ay u fidinayaan dadkii ku waxyeeloobay xasuuqii 14-kii bishan ka dhacay magaalada Mqudisho. Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Dr. Fowziyo Abiikar Nuur […]

Obama iyo Bush oo sheegay in ay kala qaybsanaan wayn ka jirto Maraykanka

Obama iyo Bush oo sheegay in ay kala qaybsanaan wayn ka jirto Maraykanka

Barack Obama iyo George W Bush oo horay madaxweyneyaal u soo noqday ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka Maraykanka, arrintaas oo loo arko dhaliil maldahan oo ka dhan ah hogaaminta madaxweyne Donald Trump. Obama ayaa ku baaqay in dadka Maraykanku ay diidan siyaasadda “kala qaybinta” iyo “cabsida” Bush-na wuxuu soo bandhigay eedkale oo […]

Qarixii Soobe: “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray”

Qarixii Soobe: “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray”

Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha. Waxaa dadkaa ka mid ah, Ciise Xuseen oo laba maalmood ku jiray burburka hoostiisa. “Gaari ayaan saarnaa, qaraxa markuu dhacay wuu iga tuuray gaariga, waxaana ku dhex dhacay holac wadada geesgeeda ah, waan ku […]

October 21, 48 Sano Kadib Baarlamaankii Uu Maxamed Siyaad Laalay, Bal Maxamed Farmaajo Muxuu Ku Dhihi-doonaa?

October 21, 48 Sano Kadib Baarlamaankii Uu Maxamed Siyaad Laalay, Bal Maxamed Farmaajo Muxuu Ku Dhihi-doonaa?

Berri oo Sabti ah, waa munaasabadda xuska  inqilaabkii 1969kii , kaas uu Maxamed Siyaad Barre ka geytay Soomaaliya, maalintaas Siyaad Barre waxaa uu ka sameeyay afgambi taariikhi ah, waxaa uu dalka kula wareegay qaab aan dhiig ku-daadan, isaga oo laalay sharciyadda dalka sida  Dastuurka, waxaa uu kala diray dhamaan hay’adihii dastuuriga ahaa ee dalka, Sida […]

UN delivering coordinated humanitarian response in wake of Mogadishu bombings – UN News Center

UN delivering coordinated humanitarian response in wake of Mogadishu bombings – UN News Center

The United Nations family of agencies and programmes is continuing to roll out its response in support of the recovery and clean-up effort in Mogadishu following Saturday’s massive car bomb blast, which killed some 300 people, injured hundreds more, and is being called Somalia’s worst-ever such attack. The UN Children’s Fund (UNICEF), the Office of […]

Can Somalia Ever Win Against al-Shabab?- FP

Can Somalia Ever Win Against al-Shabab?- FP

In the battle of wills for Somalia’s future, the terrorist group al-Shabab struck a cruel and potentially lasting blow on Oct. 14. Not only did it kill more than 300 people in the largest terrorist attack in the country’s history; it shook the confidence of the Somali government and its domestic and international backers that […]

Haweeney dil toogasho ah ka geysatay magaalada Muqdisho

Haweeney dil toogasho ah ka geysatay magaalada Muqdisho

Haweeney ku hubeysan Bastoolad ayaa xalay qof shacab ah ku dishay degmada Warta Nabadda ex Wardhiigley ee gobalka Banaadir sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Xamar Bile ee degmadaasi waxaana Marxuumka la dilay oo magaciisa lagu soo koobay Xasan Qoor la sheegey in uu ka mid ahaa odayaasha Caanka ka ah […]