Xildhibaan sheegay inuu dib uga laabtay go’aankii uu ku saxiixay Mooshinka ka dhanka ah Farmaajo

Xildhibaan sheegay inuu dib uga laabtay go’aankii uu ku saxiixay Mooshinka ka dhanka ah Farmaajo

Xildhibaan C/laahi Shaacir oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa wuxuu sheegay inuu dib uga laabtay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo saddex maalin ka hor uu saxiixay Xildhibaanka. Xildhibaan C/laahi Shaacir ayaa wuxuu sheegay inuu ku fududaay saxiixa Mooshinkaasi, iminkana uu garowsaday inuu dib uga laabto Mooshinkaasi. Sababta ka laabashadiisa Mooshinka […]

GO’AAN CUSUB: Dowlada Mareykanka oo si rasmi ah u joojiyay gargaarka uu siiyo Ciidamada Soomaaliya

GO’AAN CUSUB: Dowlada Mareykanka oo si rasmi ah u joojiyay gargaarka uu siiyo Ciidamada Soomaaliya

Maraykanka ayaa joojinaya gargaarka cunnada iyo shidaalka la siiyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyaga oo welwel ka muujiyay musuqmaasuqa. Ku dhawaaqista arinkaan ayaa ku soo beegmaya xilli dalka xaaladiisa ay  liidato iyadoo nabad-ilaaliyeyaasha Afrikaanka ah ay bilaabi doonaan bishaan inay ka baxaan dalka. Ciidamadda Midowga Afirka – ee ka kala socda wadamada Burundi, Jabuuti, […]

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabay xilal cusub

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabay xilal cusub

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Dowlad Goboleedkaasi. Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed oo shalay Khamiis aheyd ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ayaa looga dhawaaqay magacaabistan. Maxamed Nuur Madoobe Nuunow ayaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed, kadib markii Madoobe Nuunow […]

Exclusive – U.S. suspends aid to Somalia’s battered military over graft – Reuters

Exclusive – U.S. suspends aid to Somalia’s battered military over graft – Reuters

The United States is suspending food and fuel aid for most of Somalia’s armed forces over corruption concerns, a blow to the military as African peacekeepers start to withdraw this month. African Union (AU) troops landed in Mogadishu a decade ago to fight al Shabaab Islamist militants and Somali forces are supposed to eventually take […]

Taliska Ciidamada Booliska oo ka warbixiyay Khasaaraha ka dhashay Ismiidaamintii ka dhacday Iskool Pluzia

Taliska Ciidamada Booliska oo ka warbixiyay Khasaaraha ka dhashay Ismiidaamintii ka dhacday Iskool Pluzia

Inta la xaqiijiyay 18 Askari oo Boolis ah ayaa ku dhimatay 15 kalena way ku dhaawacmeen Qaraxii Ismiidaminta ee saakay ka dhacay xarunta Tababarka Booliska ee General Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Qof watay Jaakad ay ka buuxeen walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay barxada Iskool Pluzia oo ay subixii ku tababartaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan […]

D.F.Soomaaliya” waxaan helnay magaca ninkii ka dambeeyay Qaraxii Iskuul Buluusiya”

D.F.Soomaaliya” waxaan helnay magaca ninkii ka dambeeyay Qaraxii Iskuul Buluusiya”

Shirka Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa goor-dhaw ku soo dhamaaday magaalada Muqdisho waxaana looga hadlay qaraxii sababay dhimashada iyo dhaawaca badan ee maanta ka dhacay Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho. Golaha wasiirada ayaa sheegay in ay haayaan xog dheeraad ah oo ku aadan weerarkii ay ku dhintay ugu yaraan 18 qof oo u badan Ciidanka Booliska Soomaaliya […]

Maamulka Isbitaalka Madiina oo ka warbixiyay dhaawacyadii maanta la gaarsiiyay.

Maamulka Isbitaalka Madiina oo ka warbixiyay dhaawacyadii maanta la gaarsiiyay.

Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf iyo Guddoomiyaha maamulka Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo goor-dhaw Shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka ayaa faah faahin ka bixiyay dhaawacyada Isbitaalka la keenay iyo sida laga yeelayo kuwa ay xaaladooda aad u liidato. Agaasimaha Isbitaalka madiina ayaa sheegay in saakay la soo gaarsiiyay dhaawacyo gaarayo dhowr iyo toban […]

Ciyaar Galabta Dhex Mari Laheyd Xulalka Jubbaland Iyo Galmudug Oo Baaqatay

Ciyaar Galabta Dhex Mari Laheyd Xulalka Jubbaland Iyo Galmudug Oo Baaqatay

Sida laga soo xigtay Xubno ka tirsan Bahda Ciyaaraha Soomaaliya Waxaa la baajiyay ciyaartii galabta dhex mari laheyd xulalka kubadda cagta Jubbaland iyo Galmudug oo ka tirsan Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada ee ka socda magaalada Muqdisho. Kulan Golaha Wasiirada Soomaaliya goor dhow yeesheen ayaa lagu go’aamiyay in la baajiyo ciyaarta galabta lama sheegin sababta keentay baaqashada […]

Biixi oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Biixi oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi  Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd. Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah xubno ku jiray Xukuumadda Siilaanyo ee xilka wareejiyay Shalay waxaana ay gaarayaan ilaa shanwasiir. Sidoo kale Wasaaradaha uu magacaabay Muuse Biixi kama mid ah Wasiirka Madaxtooyada oo Xukuumadihii […]

Golaha Wasiirada Soomaaliland oo Goor-dhaw lagu dhawaaqayo.

Golaha Wasiirada Soomaaliland oo Goor-dhaw lagu dhawaaqayo.

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee lagu magacaabayo Golaha Cusub ee Wasiirada Soomaaliland ayaa hada ka socota Madaxtooyada Soomaaliland halkaas oo ay goob joogyihiin Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan Madaxda Soomaaliland. Wariyiyaasha Soomaaliland ayaa goor-dhaw gaaray Xarunta Madaxtooyada waxayna soo sheegayaan in ay sugayaan ku dhawaaqista Golaha Cusub ee Wasiirada sida ay u sheegeyn Saraakiisha Madaxtooyada […]