Yaa ka danbeeyay Cunaqabateynta ay Dowlada Trump kusoo rogtay DowlIran

Yaa ka danbeeyay Cunaqabateynta ay Dowlada Trump kusoo rogtay DowlIran

Sucuudiga iyo Israel ayaa ku riixaya maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in uu ciqaabo dawlada Iran ee barnaamijkeeda difaaca gantaalaha, sida uu sheegay taariikhyahan Amerikan ah iyo Wariye lagu magacaabo Gareth Porter. Maalintii jimcaha, maamulka Trump ayaa ku soo rogay cunaqabatayn cusub oo ku saabsan qaar ka mid ah shakhsiyaadka Iran iyo hay’adaha si ay […]

ARRIN CUSUB: Xeywaanaadkii kasoo cararay Abaaraha oo ugaarsanaaya dadka ay Abaartu saameysay

ARRIN CUSUB: Xeywaanaadkii kasoo cararay Abaaraha oo ugaarsanaaya dadka ay Abaartu saameysay

Dugaag ayaa lagu soo waramayaa inay soo galeen magaalooyinka kadib markii abaartu saamaysay gobolada dhexe ee Soomaaliya. Abaarta Soomaaliya ka jirta ayaa horay u saamaysay dadkii iyo duunyadii ayadoo qeybo badan oo Soomaaliya ka tirsan ay dad iyo duunyaba ku dishay. Iminka ayaa dadkii iyo duunyadii wixii soo haray iyo waliba xayawaanka duurjoogga ah ay […]

Dowlada oo waddooyinka Muqdisho ku kala jartay dhagxaan iyo Ciidamo farabadan

Dowlada oo waddooyinka Muqdisho ku kala jartay dhagxaan iyo Ciidamo farabadan

Jidadka ugu muhiimsan ee ku yaalla caasimadda Muqdisho ayaa saakay la xiray,waxaana la soo dhoobay ciidamo dheerad ah iyo dhagxaan waaweyn. Waxaa lugu arkayay waddooyinka la xiray ciidamo isagu jira kuwa Nabad-sugida, Booliska iyo Milatariga Soomaaliya. Sidoo kale,waxaa maanta yar isku socodka waddada mashqulka badneyd ee Maka Al-mukarama oo ah wado ay si weyn u […]

Somalia Changes Presidential Election Venue, Citing Transparency Concerns

Somalia Changes Presidential Election Venue, Citing Transparency Concerns

The venue for Somalia’s presidential election next week has been moved from the police academy to inside the Mogadishu airport because of concerns about security and possible corruption. Sources close to the candidates and the electoral commission reported the news to VOA’s Somali service on Saturday. The move came after 18 of the 24 presidential […]

Dowlada oo wada qorsho lagu bedelaayo goobta ay ka dhici doonto Doorashada Madaxweynaha

Dowlada oo wada qorsho lagu bedelaayo goobta ay ka dhici doonto Doorashada Madaxweynaha

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in laga yaabo in la beddelo xarunta lagu qabanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ahayd Akadamiyada Booliiska ee Muqdishu. Idaacadda VOA ay xaqiijisay in qaar ka mid ah musharrixiinta ay jeediyeen walaac ku aaddan in doorashada lagu qabto akadamiyada booliiska. Walaaca ayaa la sheegay inuu la xiriiray dhinaca amniga […]

Yaa kamid ahaa Askartii Kenya looga laayay deegaanka Kulbiyow

Yaa kamid ahaa Askartii Kenya looga laayay deegaanka Kulbiyow

Askari ka tirsanaa Ciidanka Kenya ee sanad ka hor lagu weeraray Ceel Cadde ayaa la xaqiijiyay in uu ka mid ahaa Askartii Kenya uga dhimatay weerarkii Kulbiyow ee sanadkan. Moses Mwakio; oo 40 jir ahaa ayaa Askartii Kenya ee Saldhiggoodu ahaa Mariakani,Kenya kaddibna loo wareejiyay Kulbiyow Somaliya. Sida ay sheegtay xaaska uu ka dhintay waa […]

Musharaxiinta oo isugu tagay mid kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho

Musharaxiinta oo isugu tagay mid kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho

Wararka aan ka heleyno dhanka Musharaxiinta xilka Madaxweyne, ayaa sheegaya in walaac dhanka amniga ah uu lasoo darisay kadib markii ay heleen xogo muujinaaya in Al-shabaab ay wado qorsho lagu beegsanaayo. Musharaxiinta ayaa sheegay in xiligaani ay fooda nagu soo heyso Doorashada ay leeyihiin Cadow dhanka Siyaasada iyo mid Al-shabaab ah, loona baahan yahay in […]

Puntland oo sheegtay in Gebra laga eryin doono Somalia

Hogaamiye ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ”Camey”, ayaa ka hadlay faragalinta ay Dowladaha shisheeye ku hayaan arrimaha Somalia. Camey, ayaa sheegay inaan loo dulqaadan doonin faragalin danbe, waxa uuna farta ku goday in hakinta faragalintaasi laga bilaabi doono Gen. Gebra oo Somalia laga saaro. Camey, waxa uu sheegay in xiliga lagu jiro ay mudan […]