NATIIJOOYINKA: OGow Natiijooyinkii Arsenal, Chelsea Iyo Everton Ee Koobka Carabao Cup, Iyadoona………

NATIIJOOYINKA: OGow Natiijooyinkii Arsenal, Chelsea Iyo Everton Ee Koobka Carabao Cup, Iyadoona………

Kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Everton ayaa u gudbeen wareega 4-aad Carabao Cup kadib markii guulo kala duwan ay ka heleen kooxaha heerarka hoose. Chelsea ayaa 5-1 ku xaaqday kooxda Nottingham Forest waxaa sedexleey kulankaan dhaliyay M. Batshuayi daqiiqadaha 19-aad, 53-aad iyo 86-aad. Sidoo kale cayaartooyda dhalinta yar Kenedy iyo Musonda ayaa shabaqa soo taabteen wuxuuna tababare Conte ku farxay in kooxdiisa wareega […]

NATIIJOOYINKA: Kooxaha Labada Manchester Oo Guulo Waaweyn Oo Ay Gaareen Kadib Iska Xaadiriyey Wareega 4-aad Carabao Cup

NATIIJOOYINKA: Kooxaha Labada Manchester Oo Guulo Waaweyn Oo Ay Gaareen Kadib Iska Xaadiriyey Wareega 4-aad Carabao Cup

Kooxaha Man United iyo Man City ayaa si rasmi ah wareega 4-aad tartanka Carabao Cup ugu gudbeen kadib markii guulo kala duwan ay gaareen. Man United ayaa 4-1 kabaha la dul martay naadiga iska yar Burton Albion, waxaana kulankaan labo gool dhaliyay Marcus Rashford daqiiqadaha 5-aad iyo 17-aad. Sidoo kalena Jese Lingard ayaa shabaqa soo […]

RASMI: Benzema Oo Real Madrid Qalinka Ugu Duugey Heshiis Kaa Oo……………………

RASMI: Benzema Oo Real Madrid Qalinka Ugu Duugey Heshiis Kaa Oo……………………

Weeraryahan Karim Benzema ayaa heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Real Madrid, waxaana uu u saxiixay illaa sanadka 2021-ka, sida ay ku dhawaaqday kooxda ka dhisan horyaalka La Liga. 29-sano jirkaan oo labo sano ay uga harsanayd heshiiskiisa kooxda ayaa hadda heshiis cusub oo dheeri ah oo labo sanadood ah la galay kooxdiisa, waxaana heshiiskan cusub lagu […]

OGOW: Maxay Yaya Toure Uga Dhigantahay Kulanka Uu Caawa Kooxdiisa Manchester City U Safan Doono??)

OGOW: Maxay Yaya Toure Uga Dhigantahay Kulanka Uu Caawa Kooxdiisa Manchester City U Safan Doono??)

Laacibka reer Ivory Coast ee halyee weyn ka ah kooxda Man City Yaya Toure ayaa caawo kusoo bilaaban doono kulanka West Brom wareega 3-aad Carabao Cup. Yaya Toure wuxuu City caawo u safanayaa kulankiisii 300-aad asigoo garoonka Etihad ku sugan mudo 7-sano ah. Yaya Toure sanadii 2010 ayuu Man City kusoo biiray wuxuuna kaalin weyn […]

OGOW: Macalin Mourinho Oo Shaaciyey XIddiga Kooxdiisa Manchester United Rigoore Dhalinta Ugu Qaabilsan (Tolow Waa Kee??)

OGOW: Macalin Mourinho Oo Shaaciyey XIddiga Kooxdiisa Manchester United Rigoore Dhalinta Ugu Qaabilsan (Tolow Waa Kee??)

Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu dhaliyo Rigoore kasta oo ay hesho kooxdiisa iyo Sababtii uu ugu diidey Romelu Lukaku Rigooradii Everton. Jose Mourinho ayaa cadeeyey in Xiddiga dalka Spain ee Juan Mata uu yahay kan dhalin doona Rigoore kasta oo ay hesho Manchester United […]

DACWAD: Taageerayaasha Manchester United Oo Hees Ay Lukaku U Qaadeen Lagu Dacweyey, Iyagoona……….

DACWAD: Taageerayaasha Manchester United Oo Hees Ay Lukaku U Qaadeen Lagu Dacweyey, Iyagoona……….

Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo Cubsuriyad ay u qaadaan Weeraryahankooda Romelu Lukaku heestaas oo bixineysa Tilmaamo qaybo Jirkiisa ka mid ah. Manchester United Taageerayaasheeda ayaa ku heesayey hadalo ay ku tilmaamayaan Xubinta Taranka Cayaaryahanka Romelu Lukaku iyaga oo Tilmaamaya in ay weyn tahay […]

XASAASI: Benzema Iyo Kooxdiisa Real Madrid Oo Aan War Cusub Idinkaga Wadno (Tolow Muxuu Yahay??)

XASAASI: Benzema Iyo Kooxdiisa Real Madrid Oo Aan War Cusub Idinkaga Wadno (Tolow Muxuu Yahay??)

Karim Benzema wuxuu qarka u saaran yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa Real Madrid, weliba waxaa qandaraaskiisa ay Los Blancos ku dari doontaa shuruud dhigeysa in keliya lagula wareegi karo 890 milyan oo ginni. 29 sanno jirkaan u dhashay dalka France ayaa wuxuu qandaraaskaan cusub u saxiixi doonaa Los Blancos Khamiista, waxaana uu mustaqbalkiisa […]

XASAASI: Maxaa Lagu Xaliyey Rigoore Isku Qabsigii U Dhaxeeyey Cavani Iyo Ronaldo?? (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

XASAASI: Maxaa Lagu Xaliyey Rigoore Isku Qabsigii U Dhaxeeyey Cavani Iyo Ronaldo?? (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Edinson Cavani ayaa lagu soo waramayaa inuu ku soo laaban doono masuuliyada rigoore tuurka kooxda PSG, sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay maanta jariiradda Daily Mirror. Weeraryahanka reer Brazil ayaa ku qabsaday rigoore xiddiga Cavani intii ay soctay ciyaartii kooxda PSG 2-0 kaga badiyeen Lyon, waxaana muranka labada xiddig uu sameeyay qolka labiska kooxda. Iyadoo […]

WARBIXIN: Macalin Mourinho Oo Ka Faaloodey Kooxdiisa Manchester United Ka Hor Kulankooda Caawa (Yaa Ka Maqan??)

WARBIXIN: Macalin Mourinho Oo Ka Faaloodey Kooxdiisa Manchester United Ka Hor Kulankooda Caawa (Yaa Ka Maqan??)

Jose Mourinho ayaa MUTV kala hadlay kulanka caawa ee League Cup ama Carling Cup arrrimahiisa. Jose ayaa sheegay in Axel Tuanzebe uu ku maqnaan doono dhaawac dhabarka ah, halka uu fasaxay xiddigaha kala ah David De Gea, Antonio Valencia, Eric Bailly iyo Nemanja Matic oo uu ay fasaxan yihiin. Jose ayaa dhahay “Waxaan labo maalin […]

FALANQEYNTA Kulanka XIisaha Badan Ee kooxaha Real Madrid Vs Real Betis (Ronaldo Oo DIb U Soo Laaban DOona, Iyadoona………)

FALANQEYNTA Kulanka XIisaha Badan Ee kooxaha Real Madrid Vs Real Betis (Ronaldo Oo DIb U Soo Laaban DOona, Iyadoona………)

Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta caawa Cristiano Ronaldo marka ay martigeliyaan kooxda Real Betis kulan ka tirsan horyaalka La Liga Spain. Xiddiga reer Portugal ayaa soo dhameystay ganaax shan kulan ahaa oo uu ku maqnaa, waxaana lagu wadaa inuu safto kulankiisii ugu horeyay horyaalka xilli ciyaareedkan. Madrid ayaa toddobo dhibcood ka dambeysa kooxda hogaanka […]

1 2 3 204