Georgina Rodriguez oo sii hurisay wararka sheegaya ineey uur u leedahay cr7 Jawaab kululna siisay Hooyadiis

Georgina Rodriguez oo sii hurisay wararka sheegaya ineey uur u leedahay cr7 Jawaab kululna siisay Hooyadiis

Georgina Rodriguez oo 22-jir ah ayaa soo galisay sawir ay ku sugan tahay mid ka mid ah isbitaalada Madrid iyadoo sii hurisay wararka xanta ah ee sheegayay iney uur u leedahay kabtanka Portugal. Dhawaan ayey aheyd markii Cristiano Ronaldo uu malaayiinta ku xiran bartaiisa Instagram la wadaagay sawir ay gacantiisa saaran tahay caloosha Georgina Rodriguez […]

Herrera oo iska diiday Barca,Munich oo xiiseeyneysa Willian & wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga.

Herrera oo iska diiday Barca,Munich oo xiiseeyneysa Willian & wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga.

Ander Herrera ayaa iska diidi doona sheekooyinka mustaqbalkiisa ku saabsan ee la xiriirinaya Barcelona. (Telegraph). Bayern Munich ayaa xiiseyneysa garabka reer Brazil Willian si uu badal ugu noqdo Douglas Costa oo ay iska iibineyso. (Abendzeitung) Jose Mourinho ayaa ka dalbanaya Real Madrid ay iska soo wareejiso Raphael Varane si ay u hesho David De Gea. […]

R/wasaaraha Canada oo la gudoonsiiyay Funaanada Totti+Sawiro

R/wasaaraha Canada oo la gudoonsiiyay Funaanada Totti+Sawiro

Halyeeyga kooxda AS Roma ayaa shalay dheeley kulankii ugu dambeeyay ee kooxdiisa Roma, isagoo sagootin ay ilmo badani ku daatay la qaatay taageerayaasha AS Roma oo soo buuxiyay gegada Stadio Olimpico. Trudeau ayaa dhowaanahan joogey Talyaaniga, waxaa funaanadda Er Pupone guddoonsiiyay guddoomiyaha CONI ee Giovanni Malagò. “Wuxuu laftiisu toos u daawanayay sagootintii Totti wuxuuna ii […]

Beckham: Mar ayaan ku sigtay inaan Totti dartiis ugu biiro Roma

Beckham: Mar ayaan ku sigtay inaan Totti dartiis ugu biiro Roma

Ka fariisashadii uu Kubadda cagta ka fariistay Totti waxaa ka hadlay halyeeyga reer England David Beckham oo yiri isagoo dhoolla caddaynaya. “Waxaa jirtey fursad aan ku iman karey kooxda Roma xilligii aan ka ciyaarayay Maraykanka, ujeedka iigu waynna wuxuu ahaa inaan ka garab ciyaaro Francesco Totti”. Becks ayaa sheegay inuu Totti yahay laacib mug leh […]

Xidigaha Khedira & Paulo Dybala oo ka hadlay kulanka Finalka ee Champion League

Xidigaha Khedira & Paulo Dybala oo ka hadlay kulanka Finalka ee Champion League

Sami Khedira ayaa ka hadlay kulanka kama danbaysta ee koobka horyaalada yurub. Sami Khedira ayaa si bilaash ah uga soo dhaqaaqay kooxda Real Madrid isaga oo ku biiray Juventus, wuxuuna sheegay in kooxda reer talyaani aysan ka liidan kooxda reer Spain. “Juventus waxay doonaysaa inay ku guulaysato 3-leey xiliciyaareed kan, waxaa farxad ii ah inaan […]

Mustaqbalka Arene Wenger oo maanta la go’aaminayo

Mustaqbalka Arene Wenger oo maanta la go’aaminayo

Tababaraha reer France Arsene Wenger ayaa maanta Kulan xasaasi ah la qaadan doona maamulka sare ee kooxda Arsenal kaasoo lagu go’aamin doono mustaqbalkiisa. Muuqbaahiyaha ESPN ayaa daaha ka qaaday in tababare Arsene Wenger uu maanta kulan la qaadan doono maamulka Arsenal kaas oo lagu go’aamin doono inuu sii joogo kooxda. Qandaraaska tababare Wenger ee kooxda […]

Wargeys daabacay in Neymar & Messi ka dambeeyeen in Enrique isaga tago Barcelona

Wargeys daabacay in Neymar & Messi ka dambeeyeen in Enrique isaga tago Barcelona

Warar ka imaanaya Spain ayaa tibaaxaya in labada ciyaaryahan ay dhab ahaan iyagu ka dambeeyeen go’aanka uu Luis Enrique isaga tagay kooxda Barcelona. Warsidaha Diario Gol ee dalka Spain ayaa sheegaya in Messi iyo Neymar ay dareemayeen in Enrique uusan ahayn ninka ku haboon xilka tababaranimo ee kooxda waxayna si cad midaa ugu sheegeen saaxiibada […]

Miyuu Di Maria Ololaha soo aadan ku biirayaa Juventus?

Miyuu Di Maria Ololaha soo aadan ku biirayaa Juventus?

Waxaa loo aqoonsaday inuu ku fashilmay noloshiisii koobneyd ee Manchester United Angel di Maria, laakiin ogow markasta waa mid kamid ah ciyaartoyda ugu farsamada badan ciyaarta casriga ah ee maanta. hadda, waxa ay u muuqataa xirfada laacibka heerka caalami ee dalka Argentina mid qurux badan, waxa uu diyaar u yahay inuu qaado tallaabo uu dib […]

Xidigo uu kamid yahay C.ronaldo oo wada Olole Real looga diray Bale

Xidigo uu kamid yahay C.ronaldo oo wada Olole Real looga diray Bale

Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu aaminsan yahay in uusan Gareth Bale u qalmin inuu kusoo bilowdo finalka tartanka UEFA Champions League ee ay bisha soo aadan ku wajahayaan kooxda Juventus. Kooxda Real Madrid ayaa qarka u saaran inay noqoto kooxdii ugu horreysay ee difaacata koobka Champions League tan iyo markii magacaan loo bixiyey […]

1 2 3 201