Qormo Yuusuf Garaad: Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad

Qormo Yuusuf Garaad: Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad

Maanta waxaan booqday Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad, dalka Sucuudiga.  Booqashada waxaa igu wehliyay Wasiirka Amniga, Maxamed Abuukar Islow, waxaana na soo dhoweeyay Danjiraha Daahir Maxamuud Geelle. Fadhi aan la qaadannay Diblomaasiyiint, howlwadeennada iyo shaqaalaha Safaaradda waxaan uga warrannay isbeddelka siyaasadeed ee dalka ka dhacay ee uu horseedka ka yahay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo barnaamijka […]

AKHRISO:-Liiska Xabsiyada Ugu Xun Addunka (Saw)

AKHRISO:-Liiska Xabsiyada Ugu Xun Addunka (Saw)

Marka laga eego dhanka caafimaadka, nadaafada, iyo cadaalada tiradaan xabsiyada ee hoos ku xusan waa xabsiyada ugu xun addunka, inkastoo dambiilayaasha ay tahay in ay maraan inqaabta ay muteesteen hadana mararka qaar waxaa dhacda in inka badan inqaabtii ay mudnaayeen la marsiiyo. Xabsiga ku jira kaalinta 1”aad xabsiyada ugu xun aduunka waxaa lagu magacaabaa Sabaneta […]

FAALLO: Shirkii Wadamada Islaamka iyo Maraykanka oo ka qabsoomay Riyaad

FAALLO: Shirkii Wadamada Islaamka iyo Maraykanka oo ka qabsoomay Riyaad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo ku sugan dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha Ciidamada Cirka ee Boqor Salmaan, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin sar sare oo uu ka mid ahaa ku xigeenka Amiirka Gobolka Riyaad Amiir Maxamed Ibnu C/raxmaan Bin C/casiis, kadibna waxa uu Qasriga […]

Xaal marin xilka Ra’iisul Wasaaraha (Faallo)

Xaal marin xilka Ra’iisul Wasaaraha (Faallo)

Xilka Ra’iisul Wasaaraha waa xilka ugu sareeya hay’adda fulinta, Dastuurka waxaa ku qoran inuu yahay Madaxa Xukuumadda Federaalka ah, wuxuuna xaq u leeyahay magacaabista iyo xil ka qaadista xubnaha Golaha Wasiirrada, horgeynta Golaha Shacabka xubnaha Golaha Wasiirrada iyo Barnaamijka xukuumadiisa si ay u siiyaan kalsooni. Waa hoggaanka siyaasadda iyo maamulka ee Golaha Wasiiradda. Ra’iisul Wasaaraha […]

FAALLO:Tahriib kadibna Tarxiil

FAALLO:Tahriib kadibna Tarxiil

Tan iyo markii Donald Trump loo doortay Madaxtinimadda dalka Mareykanka, waxaa la soo Masaafuriyay Soomaali gaareysa 225 oo ruux, iyadoo ay Dadkaasi ka qeyb yihiin in ka badan 4 kun oo ruux oo lagu hayo xabsiyada Dalka Maraykanka, kuwaasi oo sugaya iyana musaafuris, waxaana la ogsoon yahay in Soomaalidu ay ka mid tahay lix wadan […]

DF oo lagu eedeeyay in ay dayacday ammaanka Wasiirada iyo Xildhibaanada

DF oo lagu eedeeyay in ay dayacday ammaanka Wasiirada iyo Xildhibaanada

Qubaro dhinaca ammaanka iyo xubno xilal horay u soo qabtay ayaa su’aal ka keenaya sida xilligan u dayacan yihiin qaar ka mid ah ammaanka Wasiirada Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre. Dhacdadii xalay ee lagu dilay Wasiirkii Howlaha Guud iyo Guriyeynta ayaa waxay banaanka keeneysa, sida aanan la isaga xil saarin Wasiirada ku cusub saaxadda Siyaasada Soomaaliya […]

Prof. Yaxye oo Qormo ka qoray magac bedelidii Benaadir iyo asalka magaca Banaadir

Prof. Yaxye oo Qormo ka qoray magac bedelidii Benaadir iyo asalka magaca Banaadir

Iyadoo dhowaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho uu amar ku bixiyay in magaca Banaadir loo bedelo Benaadir, ayaa arrintan waxay keentay doodo kala duwan oo ku saabsan sax ahaanshaha, iyadoo la isla aaday taariikh hore. Dad badan ayaa ku doodaya in magaca Benaadir la isticmaali jiray xilligii gumeystihii Talyaaniga, halka dad kalena ku doodayaan […]

Heshiiska Ra’isul Wasaaraha Iyo Golaha Shacabka Kadib, Qodobo Mugdi Ku Jiro Ee Habdhiska Amniga Qaranka

Heshiiska Ra’isul Wasaaraha Iyo Golaha Shacabka Kadib, Qodobo Mugdi Ku Jiro Ee Habdhiska Amniga Qaranka

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo ka duulaya cabasho ay soo gudbiyeen guddiga difaaca ee golaha shacabka ee ku aadan heshiiska “Habdhiska Amniga Qaranka ayaa kulan gaar ah Villa Hargeisa kula qaatay  guddiyada difaaca iyo amniga oo ay wehliyeen guddoonka golaha shacabka waxaa uu kala hadlay cabashada ay ka qabeen qorshaha hab-dhismeedka ee amniga qaranka. […]

Guusha Xisbiga AKP ee Madaxweyne Erdogan iyo siyaasadaha ka soo horjeeda. W/Q Mohamed Cali-Madhoodhe

Guusha Xisbiga AKP ee Madaxweyne Erdogan iyo siyaasadaha ka soo horjeeda. W/Q Mohamed Cali-Madhoodhe

Xisbiga madaxweyne Erdogan ayaa ku guuleystay aftidii ka dhacday dalka Turkiga oo waxaa ay heleen 51.37% halka garabka mucaaradka iyaguna ay heleen 48.63 % guud ahaan codadkii la dhiibtay ,waxaana la tiriyey 99% ,labada dhinac oo aad isugu dhawaa ayaa waxaa ay guddiga doorashada ku dhawaaqeen in qolyaha taageersan ”HAA” ay ku guuleysteen aftida. Madaxweynaha […]

SHIRKA LONDON: Dabinkii Soomaaliya ka badbaaday 57 sano kahor in maanta lagu rido ma mudna.!

SHIRKA LONDON: Dabinkii Soomaaliya ka badbaaday 57 sano kahor in maanta lagu rido ma mudna.!

Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (Military). Iyada oo Madaxda Qaranka iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu isku raaceen shirkii Madasha ee Mogadishu lagu qabtay 15 – 16 April 2017 inla baabi’iyo Ciidanka Military ga ee hada jira. Lana dhiso 18,000 askari […]

1 2 3 5