ARRIN YAAB LEH: Nin isticmaalka Twitterkiisa ku waayay arrin yaab leh

ARRIN YAAB LEH: Nin isticmaalka Twitterkiisa ku waayay arrin yaab leh

Nin ka mid ah dadka isticmaala barta Twitter ee dalka Japan ayaa laga mamnuucay in uu isticmaalo bartani bulshada ka dib markii uu ku hanjabay in uu dilayo kaneeco. Qofka oo waxyaabo aflagaado ah ku soo qora barta Twitter ayaa mararka qaar laga mamnuucaa isticmaalka bartaasi. Balse go’aanka xannibida cinwaanka @nemuismywife looga xannibay in uu […]

DHACDO FOOL XUN: Lamaane ‘dilay haweenay si ay ilmaheeda u qaataan’

DHACDO FOOL XUN: Lamaane ‘dilay haweenay si ay ilmaheeda u qaataan’

Lamaane ku sugan gobolka North Dakota ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo oogay in ay dileen haweenay uur leh si ay u sheegtaan in ay ilmahaas iyagu dhaleen. Savanna LaFontaine-Greywind oo 22 jir aha ayaa lahayd uur siddeed billood ah markii la waayay 19kii bishan Agoosto. Maydkeeda ayaa Axadii laga helay wabiga North Dakota iyadoo […]

Maxkamadda Hindiya oo mamnuucday furriinka saddexda dalqadood ah

Maxkamadda Hindiya oo mamnuucday furriinka saddexda dalqadood ah

Maxkamadda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa sharcidarro ku tilmaantay furitaanka degdeg ah ee saddexda dalqadood ay halka mar ku dhawaaqaan ragga Muslimka ah ee dumarka furaya. Dadka u ololeeya xuquuqda dumarka ee dalka Hindiya ayaa sheegaya in dalqadaha saddexda goor ah ay fuquuq ku yihiin haweenka, iyaga ayaana maxkamadda ka dalbaday in la mamnuuco. Dadka […]

Laamaha amaanka Mozambique oo baaraya cidda soo abaabusha dilalka ragga bidaarta leh

Laamaha amaanka Mozambique oo baaraya cidda soo abaabusha dilalka ragga bidaarta leh

Booliska gobolka Zambezia ee bartamaha dalka Mozambique ayaa sheegaya in uu ballaarinayo baaritaannada ka dhanka ah sare u kaca dilalka loo gaysto ragga bidaarta leh. Tan iyo bishii la soo dhaafay ayaa waxaa dalkaasi lagu dilay dhowr nin oo bidaar leh. Booliska ayaa ka shakisan dadka wax ku dabiiba dawo dhaqameedka in ay faafinayaan warar […]

La-yaab: Shimbiro diyaarad ku khasbay in ay deg deg u caga dhigato

La-yaab: Shimbiro diyaarad ku khasbay in ay deg deg u caga dhigato

Duullimaadka dayaaradda AirAsia X ee u socday Kuala Lumpur ayaa lagu khasbay inuu ku labto Australia, ka dib markii ay shimbiro ku dheceen oo rakaabkii ay ka argagaxeen. Dayaradda oo sidday 359 qof ayey dhibaatadu la soo daristay markii ay ka kacday xeebta Gold coast 15:20 galabnimo ee Isniintii. Rakaabka ayaa sheegay inay maqleen dhawaaq […]