Hogaamiyaha Jarmalka oo ka qeylisay Maraykanka ama UK

Hogaamiyaha Jarmalka oo ka qeylisay Maraykanka ama UK

Hogaamiyaha wadanka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqday wadamada Midowga Yurub inay iskaashadaan  iyadoo la dareemayo kala qaybsanaanta siyaasadeed ee dawlada Maraykanka, iyo go’aanka Britain ay uga baxayaan midowga, iyo caqabado kale. Angela Merkel ayaa soo jeedisay in shirwaynahii G7 ee ka dhacay labadii maalmood ee lasoo dhaafay dalka Italy uu baraarujin u ahaa wadamada […]

Muxuu amiirka Qadar u ballanqaaday inuu ka caawinaayo dowlada Somalia

Muxuu amiirka Qadar u ballanqaaday inuu ka caawinaayo dowlada Somalia

Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani, ayaa ballan qaaday inay Dowladdiisu Soomaaliya ka caawin doonto dhinacyada dhaqaalaha, dib u dhiska iyo howlaha horumarinta Waddanka. Ballan qaadkan ayaa yimid ka dib kulan ballaaran oo ay Magaalada Doxa ee Caasimadda Dalka Qatar ku wada qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Madaxmed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo dhiggiisa Qatar […]

Mucaaradka Britain oo falalka argagixisada la xiriiriyay dagaallada uu dalku ka wado dibadda

Mucaaradka Britain oo falalka argagixisada la xiriiriyay dagaallada uu dalku ka wado dibadda

Hogaamiyaha xisbiga Shaqaalaha ee Britain Jeremy Corbyn ayaa lagu wadaa in uu sheego in haddii uu xisbigiisu la wareego talada dalka ay yaraan doonto halista soo foodsaarta. Iyadoo ololaha doorashada uu dib u billowday kaddib weerarkii magaalada Manchester, ayaa hoggaamiyaha xisbiga shaqaalaha Jeremy Corbyn wuxuu ka hadli doonaa xiriirka ka dhaxeeya dagaallada dibadda iyo argagixisada […]

Trump oo dhaliilay gaashaanbuurta NATO

Trump oo dhaliilay gaashaanbuurta NATO

Madaxweynah Maraykanka, Donald Trump, ayaa dhaliilay waddamada ay ka wada tirsan yihiin gaashaanbuurta NATO, asagoo hogaamiyayaasha dalalkaasi ugu baaqay in ay kordhiyaan kharashaadka ay ku bixiyaan gaashaandhiggooda. Trump ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in dhammaan dalalka NATO ay kharashkaasi gaarsiiyay waxa uu ku tilmaamay heerka ugu yar, oo ah boqolkiiba laba wax-soo-saarka guud ee […]

Dowlada India oo amartay in la xiro wadaadka Caanka ah ee Dr.Zakir Naik

Dowlada India oo amartay in la xiro wadaadka Caanka ah ee Dr.Zakir Naik

Booliiska dalka India ayaa ka codsaday Hay’ada Booliiska dunnida ee Interpol in loo soo gacan geliyo Wadaadka Muslimka ah ee Caanka ah Dr.Zakir Naik ee aasaasay telefishinka laga faafiyo diinta islaamka ee Peace TV. Dacwada ka dhanka ah Dr.Naik ee Xukuumada India wado ayaa la xariirta baaritaan ay sheegtay dowladaasi inay soo waday bilihii lasoo […]

Madaxweynaha dalka Iran oo Jaahilnimo ku sifeeyay dhigiisa dalka Mareykanka

Madaxweynaha dalka Iran oo Jaahilnimo ku sifeeyay dhigiisa dalka Mareykanka

Madaxweynaha IRAN Xassan Rouhani ayaa si adag uga jawaabay eedeynta uga timid Maraykanka iyo Sacuudiga shirkii ka dhacay magaalada Riyad. Xassan Rouhani oo todobaadkan markale ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay siyaasada Maraykanka ee ku aadan Bariga Dhexe mid ay ku dheehantahay Jaahilnimo Maraykanka ka heysata taariikhda iyo marxalada ka jirta gobalkaasi. Rouhani ayaa […]

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Trump oo booqasho ku tagay Israa’iil

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Trump oo booqasho ku tagay Israa’iil

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa booqanaya dalka Israa’iil iyo Falastiin, kaddib booqasho labo maalmood ah oo uu ku tegay dalka Sacuudiga oo ay xulafo dhaw yihiin Mareykanka. Madaxweyne Donald Trump ayaa intii uu ku sugnaa Sacuudiga wuxuu madaxda dalalka Islaamka ku booriyay inay ka takhalusaan argagixisada oo ay ka saraan dalalkooda, isagoona arrintaasi ku […]

Darsin qofa oo ku geeriyootay dalka Liibya

Darsin qofa oo ku geeriyootay dalka Liibya

Wararka ka imaanaaya dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidammada sheegta inay yihin kuwa qaranka oo tageera maamulka fadhigiisu yahay magaalada bariga ku taalla ee Tobruk ay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen ciidammo ay iska soo horjeedaan oo taabacsan dowladda caalamku aqoonsanyahay ee fadhigeedu yahay magaalada Tripoli. Toddobo weerar oo dhanka cirka ah ayaa lagu […]

Madaxweyne Trump oo booqanaya Israa’iil

Madaxweyne Trump oo booqanaya Israa’iil

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa booqanaya dalka Israa’iil iyo dhulka Falastiin, kaddib booqasho labo maalmood ah oo uu ku tegay dalka Sacuudiga oo ay xulafo dhaw yihiin Mareykanka. Madaxweyne Donald Trump ayaa intii uu ku sugnaa Sacuudiga wuxuu madaxda dalalka Islaamka ku booriyay inay ka takhalusaan argagixisada oo ay ka saraan dalalkooda, isagoona arrintaasi […]

1 2 3 12