DAAWO SAWIRADA: Markab sida Shixnado oo laga cabsi qabo inuu kusoo caariyo Dekada Muqdisho

DAAWO SAWIRADA: Markab sida Shixnado oo laga cabsi qabo inuu kusoo caariyo Dekada Muqdisho

Sida laga soo xigtay Saraakiisha Dekadda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in markab xamuul ah oo u rararn gabasato Soomaaliyeed ayna saaranyihyiin uu halis ugu jiro inuu kiido ama dago mel dacalka ku heysa dekeda Muqdisho. Markabkan konteenarada sida ayaa ah mid cusub oo aan waligiis Dekeda Muqdisho ku soo xiran, balse shirkada leh ay horay […]

Ansixinta baarlamaanka ee xukumadda Soomaaliya oo la soo dhaweeyay

Ansixinta baarlamaanka ee xukumadda Soomaaliya oo la soo dhaweeyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow si aqlabiyad leh u ansixiyay Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’isalwasaaraha Soomaaliya kaddib markii cod loo qaaday. 224 Xildhibaan ayaa ogolaatay in la ansixiyo Xukuumadda, halka 15 Xildhibaan ay diiday, waxaa ka aamusay 2 Xildhibaan, sidaas darteed guddoonka Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inay tahay Xukuumadda ansax ah. Guddoomiye […]

DAAWO SAWIRADA: Sida uu maanta ahaa Jawiga Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia

DAAWO SAWIRADA: Sida uu maanta ahaa Jawiga Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh ku ansixiyay magacaabista Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ee Golaha Wasiirada iyo qorshaha xukuumada ee ay ku howlgeli doonto. Kalfadhigan ayaa waxaa guddoominayay guddoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamaanka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudey, waxaana soo xaadiray mudanayaal gaaraya 241, waxaana kulankan sidoo kale fadhiyay Ra’iisal Wasaaraha iyo […]

DAAWO SAWIRO: Duulimaadyada tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi oo dib u billowday

DAAWO SAWIRO: Duulimaadyada tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi oo dib u billowday

Duulimaadkii u horreeyay ee toos ah oo Muqdisho iyo Nairobi ah mudd 11 sano ah ayaa maanta oo Arbaco ah dib u billowday. Waxay ka dambeysay markii todobaadkii hore ay heshiis wada gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb gelay Munaasabada lagu […]

DAAWO SAWIRADA: Sida uu Kheyre u daah furay duulimaadyada Muqdisho iyo Nairobi

DAAWO SAWIRADA: Sida uu Kheyre u daah furay duulimaadyada Muqdisho iyo Nairobi

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde, taasoo lagu maamuusayay duulimaadkii u horeeyey oo toos ah muddo toban sano ah oo ay sameyneysay diyaarada African Air, kuna wajahneyd magaalada Nairobi, iyadoo aan ku hakan garoonka Wajeer oo baaritaan dheeraad ah […]

Muuse Suudi Yalaxow oo xil muhiim ah u baadi-goobaaya Axmed Daaci

Muuse Suudi Yalaxow oo xil muhiim ah u baadi-goobaaya Axmed Daaci

Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ahaa Hoggaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ayaa bilaabay dhaqdhaaq siyaasadeed oo uu Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ugu raadinayo xilka taliyaha nabadsugidda Gobolka Banaadir, maadaama dhawaan la rajeenayo in isbadal lagu sameeyo shaqsiyaadka talada u hayo dhammaan hey’adaha ciidamada Dowladda. Macluumaad ay heleyso Warbaahinta ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee degmada Wadajir […]

DAAWO SAWIRADA: Qaabka loo dhaariyay Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia

DAAWO SAWIRADA: Qaabka loo dhaariyay Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia

Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa goordhaw lagu dhaariyay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho kadib markii ay si buuxda u heleen codka kalsoonida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirada helay Codka Kalsoonida waxaa dhaariyay Gudoomiyaha Maxakmada sare ee dalka Abuukaate Ibraahim Iidle Saleebaan, waxa ayna wasiirada ku dhaarteen in dalkooda dadkooda iyo diintooda ay si daacad ah […]

War Deg Deg Ah:- Xukuumada Uu Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre Oo La Ansixiyay.

War Deg Deg Ah:- Xukuumada Uu Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre Oo La Ansixiyay.

Wararka Ka imaanaaya Xaruunta Gollaha Shacabka Ayaa Kusoo Waramaya In la Ansiyay Xukuumadii Uu Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Waxaana Ogolaaday 224 Xubnood, Sidoo Kale Waxaa Diiday 15 Xubnood iyadoona ay Ka aamuseen 2 Xubnood Iyadoona ay Xukuumada Sidaasi Ku noqotay Ansax. Dhanka kale Waxaa Goor Dhow Lagu Wadaa In La dhaariyo Gollaha […]

Waa maxay rajada C/wali Gaas iyo Axmed Madoobe ay ka leeyihiin Farmaajo iyo Kheyre

Waa maxay rajada C/wali Gaas iyo Axmed Madoobe ay ka leeyihiin Farmaajo iyo Kheyre

Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa xusul doob adag ugu jira helida kuraas dheeri ah, kadib markii lagu qanciyay Wasaarado tayo leh. Axmed Madoobe iyo C/wali Gaas ayaa doonaaya Kuraas dheeri ka ah Golaha Wasiirada waxaana lasoo warinayaa inay dalbadeen Agaasimayaal, Waaxyo iyo Taliyayaal ciidan oo ay ku gudbiyeen Warqado daabacan oo gaartay Madaxda […]

1 2 3 242