DAAWO SAWIRADA” Dowlada Itoobiya oo Muqdisho kasoo dajisay Dawo gargaar ah

DAAWO SAWIRADA” Dowlada Itoobiya oo Muqdisho kasoo dajisay Dawo gargaar ah

Labo Diyaaradood oo siday sideed tan oo dawo ah iyo dhakhaatiir kana timid dowladda Ethiopia ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, taas oo qeyb ka ah gurmadka dalalka iyo hey’addaha saaxiibka la ah Soomaaliya ay u fidinayaan dadkii ku waxyeeloobay xasuuqii 14-kii bishan ka dhacay magaalada Mqudisho. Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Dr. Fowziyo Abiikar Nuur […]

Obama iyo Bush oo sheegay in ay kala qaybsanaan wayn ka jirto Maraykanka

Obama iyo Bush oo sheegay in ay kala qaybsanaan wayn ka jirto Maraykanka

Barack Obama iyo George W Bush oo horay madaxweyneyaal u soo noqday ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka Maraykanka, arrintaas oo loo arko dhaliil maldahan oo ka dhan ah hogaaminta madaxweyne Donald Trump. Obama ayaa ku baaqay in dadka Maraykanku ay diidan siyaasadda “kala qaybinta” iyo “cabsida” Bush-na wuxuu soo bandhigay eedkale oo […]

Qarixii Soobe: “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray”

Qarixii Soobe: “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray”

Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha. Waxaa dadkaa ka mid ah, Ciise Xuseen oo laba maalmood ku jiray burburka hoostiisa. “Gaari ayaan saarnaa, qaraxa markuu dhacay wuu iga tuuray gaariga, waxaana ku dhex dhacay holac wadada geesgeeda ah, waan ku […]

October 21, 48 Sano Kadib Baarlamaankii Uu Maxamed Siyaad Laalay, Bal Maxamed Farmaajo Muxuu Ku Dhihi-doonaa?

October 21, 48 Sano Kadib Baarlamaankii Uu Maxamed Siyaad Laalay, Bal Maxamed Farmaajo Muxuu Ku Dhihi-doonaa?

Berri oo Sabti ah, waa munaasabadda xuska  inqilaabkii 1969kii , kaas uu Maxamed Siyaad Barre ka geytay Soomaaliya, maalintaas Siyaad Barre waxaa uu ka sameeyay afgambi taariikhi ah, waxaa uu dalka kula wareegay qaab aan dhiig ku-daadan, isaga oo laalay sharciyadda dalka sida  Dastuurka, waxaa uu kala diray dhamaan hay’adihii dastuuriga ahaa ee dalka, Sida […]

Haweeney dil toogasho ah ka geysatay magaalada Muqdisho

Haweeney dil toogasho ah ka geysatay magaalada Muqdisho

Haweeney ku hubeysan Bastoolad ayaa xalay qof shacab ah ku dishay degmada Warta Nabadda ex Wardhiigley ee gobalka Banaadir sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Xamar Bile ee degmadaasi waxaana Marxuumka la dilay oo magaciisa lagu soo koobay Xasan Qoor la sheegey in uu ka mid ahaa odayaasha Caanka ka ah […]

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo  Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray  Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Maxamed Cabdullahi  “Farmaajo” Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu sabtida  Muqdisho kula hadlo kulan gaar ah oo ay isugu imaanayaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka deg deg ah oo la isugu yeeray Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyanaha waxa uu ugu raadinayaa Taageero Howlgalka Dalka looga dhawaaqay kaas oo lagu wado in uu ka […]

WARQAD” Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Balcad iyo mid cusub oo la magacaabay

WARQAD” Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Balcad iyo mid cusub oo la magacaabay

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii degmada Balcad Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole), kaasoo bilo ka hor xilkaan loo magacaabay. Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Hirshabeelle oo ay heshay Warbaahinta ayaa lagu sheegay in xilka Guddoomiyaha degmada Balcad loo magacaabay Qaasim Cali Nuur oo horay u soo noqday Xildhibaan ka […]

Khayre ”Dhalinyarada haka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Shabaab”

Khayre ”Dhalinyarada haka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Shabaab”

Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo la hadlayay dhalinyarada Gurmad Qaran ayaa sheegay in dalka uu galayo xaalad dagaal oo aan caadi ahayn si looga aar goosto maleeshiyada Shabaab oo gabood falka u geysanaya shacabka Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dhalinyarada looga baahan yahay in […]

Dowlada Somalia oo ka hadashay Xaalada Dadka Dhaawaca ah ee la geeyay Suudan.

Dowlada Somalia oo ka hadashay Xaalada Dadka Dhaawaca ah ee la geeyay Suudan.

yuusuf Garad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo bartiisa Facebook-ga ku soo Qoray Qoraal kooban uu kaga hadlayay Xaalada Dhaawacyadii loo qaaday Magaalada khartuum ee Dalka Suudan Ayaa waxaa uu Sheegay in Haatan xaaladooda ay tahay Mid Wanaagsan. Sidoo kale Wasiirka Arimaha Dibada ayaa waxaa Tilmaamay inay Jiraan Cabashooyin fara badan oo Soo gaaray Wasaarada Arimaha […]