Dowladda Talyaaniga oo bixineysa dhaqaale lagu xaliyo khasaaraha Qaraxii Zoobe

Dowladda Talyaaniga oo bixineysa dhaqaale lagu xaliyo khasaaraha Qaraxii Zoobe

Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay ku deeqday lacag dhan 300,000 oo Euro si ay u siiso Bisha Cas ee Soomaaliyeed kadib weerarkii isgoyska Zoobe bilowgiii Todobaadkan. Warkan waxaa lagu shaaciyay war qoraal ah oo ka soo baxay Arbacadii xafiiska Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada dalka Talyaaniga. “Waxaan diyaariyey adeegga Talyaaniga ee gargaarka deg degga ah […]

Farmaajo oo weli dhambaallo tacsi ah ka helaaya qaar ka mid ah madaxda Caalamka

Farmaajo oo weli dhambaallo tacsi ah ka helaaya qaar ka mid ah madaxda Caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyayaasha qaar ka mid ah waddamada dariska iyo kuwa caalamka kuwaasi oo muujiyay dareenkooda ku aaaddan mashaqadii 14-kii bishan ka dhacday Muqdisho. Waxaa ka mid ah madaxda khadka telefoonka kula soo xiriirtay.Madaxweynaha Dalka Turkiga, Suudaan. Ra’iisul Wasaarayaasha Itoobiya iyo Swedan, […]

Dowlada Federaalka oo saacadaha soo socda soo bandhigaya baaritaanka qaraxii Zoobe

Dowlada Federaalka oo saacadaha soo socda soo bandhigaya baaritaanka qaraxii Zoobe

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo shalay warbaahinta hadal kooban ku siiyay Muqdisho ayaa sheegay in habeenka ay Khamiista soo galeyso oo xalay aheyd laamaha ammaanka ay soo bandhigayaan warbixin ku saabsan baarista hordhaca ah qaraxii lagu hoobtay, 14-kii October. “Hay’adaha amniga waxay caawa fiidkii soo bandhigi doonaan een baaritaan hordhac ah oo […]

Maraykanka oo Hindiya ammaanay Shiinahana u digay

Maraykanka oo Hindiya ammaanay Shiinahana u digay

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Marayku uu doonayo in uu sii xoojiyo xiriirka uu la leeyahay Hindiya iyadoo uu sare u sii kacoyo galaangalka uu Shiinuhu ku leeyahay Aasiya. Hindiya ayuu ku tilmaamay “saaxiib” ay wadaagaan “xiriir istaraatiijiyadaysan”, isaga oo intaas ku daray “in aysan marnaba xiriirkaas oo kale la […]

Yaa ka danbeeyay dilka Xildhibaan C/xakiin Jaamac Cilmi

Yaa ka danbeeyay dilka Xildhibaan C/xakiin Jaamac Cilmi

War laga siidaayay Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Shabaabka ayaa lagu sheegay in xoogag hubeysan oo ka tirsan Shabaab in ay ka dambeeyeen dilkii xalay xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo loogu geystay xildhibaan C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras). Shabaabka ayaa waxa ay sheegeen in dilka kadib ay dagaalyahanadooda u suurtagashay inay isaga baxsadaan xaafadda Calanley […]

Xildhibaan C/xakiin Jaamac oo caawa lagu dilay Magaalada Kismaayo

Xildhibaan C/xakiin Jaamac oo caawa lagu dilay Magaalada Kismaayo

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Kismaayo caawa lagu dilay C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras), oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland. Xildhibaanka, ayaa waxaa lagu dilay xaafadda Calanley, ka dib markii ay soo weerareen dabley aan heybtoodu la aqoonsan, iyadoona ay dilka ka dib, ka baxsadeen xaafadaasi. Ciidamada amniga ee ka hawlgala Magaalada Kismaayo, ayaa hadda xaafadaasi […]

Dowladda oo sheegtay in caawa soo bandhigayan baaritaan horudhac u ah qaraxii Zoobe

Dowladda oo sheegtay in caawa soo bandhigayan baaritaan horudhac u ah qaraxii Zoobe

Hay’adaha amniga ee Dowladda Somaliya, ayaa waxaa caawa lagu wadaa inay soo bandhigaan natiijada baaritaan horudhac ah, oo ku aadan qaraxii Sabtidii ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), Wasiirka Warfaafinta Somaliya, ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay caawa soo bandhigi doonaan xog ku saabsan qaraxaasi. Wasiirka, ayaa wuxuu ka dhawaajiyay […]

DAAWO SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Gurmad Qaran ee dhacdadii 14-kii October

DAAWO SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Gurmad Qaran ee dhacdadii 14-kii October

Muqdisho, 18, October 2017—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagey xarunta gurmad qaran, wuxuna halkaasi warbixino uga dhageystay qaar kamid ah xubnaha guddiga iyo dhalinyaro Soomaaliyeed ee is xil-qaantay una istaagay iney caawiyaan dadkii ay saameysay dhibaatadu. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey dhalinyarada Soomaaliyeed ee doorka fir-fircoon ka qaatay […]