Maxaa saaka ka cusub xaalada magaalada Gaalkacyo

Maxaa saaka ka cusub xaalada magaalada Gaalkacyo

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalada ay Saaka tahay mid degan , waxaana xalay Magaalada iskaga baxay dadkii ugu dambeeyay ee ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo. Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa isku horfadhiya Galbeedka Magaalada Gaalkacyo, waxaana la sheegaya in ay qarka u saaran […]

Gaalkacyo dagaalkeeda ilaa nidaamka dowladdu is bedelo waa soconayaa! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Gaalkacyo dagaalkeeda ilaa nidaamka dowladdu is bedelo waa soconayaa! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Maxaa cusub oo hadda soo kordhay?! Gaalkacyo waa laga heshiiyay, nabad baa lagu wada joogay, waa dhab inaan la dhayin boogiihii, khilaafaadkii iyo dhibhii la kala tirsanayay, taasiina Gaalkacyo dalka intiisa kale ayeey kala mid ahayd oo meelna Soomaaliya wali si dhab ah looma xisaabtamin, looma garamin, laakiin inta badan dadka waxaa la oran karaa […]

Shaqsi musharax ahaa oo goordhow lagu xiray Gobolka Hiiraan

Waxaa magaalada Beledweyne lagu xiray Dr. Yaxye Yuusuf Xaaji Cali oo ka mid ah xubnaha u tartamaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia. Musharaxaani waxa uu fadhiyay xiliga la xiray Baar Xasan Dhiif ee magaalada Beledweyne. Ninkaani ayaa la sheegay in xarigiisa ka hor uu la ballansaa odayaal iyo waxgarad ka soo jeedda beesha uu ku […]

Hadliye oo iska fogeeyay kawarqabka Go’aanka adag ee kasoo baxay Norway

Hadliye oo iska fogeeyay kawarqabka Go’aanka adag ee kasoo baxay Norway

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/Salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan ka war qabin Dad Soomaaliyeed oo Dolwadda Norway ay dalkeeda ka soo celineyso. Wasiirku waxaa uu sheegay in Wasaaradda arrimaha dibadda aysan ka warqabin arrintaasi sidoo kalena aysan la socon Wasaaradda amniga oo ay hoostagaan laamaha socdaalka,Nabad Sugidda iyo Booliska Soomaaliyeed. Waxaa […]

DEG DEG : Qarax culus oo ka dhacay magaalada Muqdisho

DEG DEG : Qarax culus oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax gaari ayaa waxa uu goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Qaraxa oo ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa waxa uu ka dhacay Suuqa Beerta Jaadka ee Degmada Hodan. Gaarigan oo nuuciisa uu ahaa Spacio ayaa la sheegay in uu yaallay meel u dhow Beerta Jaadka ee Degmada Hodan, […]

DAAWO SAWIRADA: Magaalada Baydhabo oo sameysay horumar muuqda

DAAWO SAWIRADA: Magaalada Baydhabo oo sameysay horumar muuqda

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay isla markaana ay ku howlgalaan maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhinac walba ka sameysay horumar ballaaran, haddey ahaan lahey d dhismayaasha, ganacsiga iyo amniga. Baydhabo Janaay oo ah magaca ay magaalada caan ku tahay ayaa waxay ka kooban tahay afar xaafadood, hase ahaatee afartii sano ee lasoo dhaafay afartaasi xaafadood […]

Sheekh Shariif oo ay xaaladu ku xun tahay iyo Olo

Sheekh Shariif oo ay xaaladu ku xun tahay iyo Olo

Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia kula kulmay mucaaradyo yaryar oo aanu isha qaban. Mucaaradkaani ayaa la sheegayaa inay dhulka dhigeen qaar kamid ah Booorarka xayeysiintiisa doorashada, taa oo noqotay mid fajac galisay Sheekh Shariif oo taageero farabadan filaayay inta doorashada ka harsan. Boorarka qaar ayaa la […]

Shil Madaxweyne

Shil Madaxweyne

Intii aan ka shaqeynayay Radio Muqdisho ayaa waxaa xafiiskiisa subax iigu yeeray Madaxa Radio Muqdisho, Maxamed Faarax Xalane Dhaashane, oo aan u maleynayo in uu ahaa ku simaha Agaasimaha Idaacadaha. Wuxuu ii sheegay in uu iiga baahan yahay in aan galabta tago dhaarta Golaha Wasiirrada oo aan ka soo warramo. Waxaan isku dayay in aan […]